OgadenTV –  Waxaa xalay Magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya lagu Caweeyay Riwaayad Halgameed  aad iyo aad looga Mabsuuday ooy  Soo Bandhigtay Kooxda Heegan ee Jaaliyadda Ogadenia Saldhigeeduna yahay Magaalada Gaarisa Cadey Caasimada Gobalka Waqooyi bari Kenya.

Riwaayadan ooy ka Soo Qeybgaleen Boqolaal dad ah oo kamid ah Shacabka Somaaliyeed ee ku nool Nairobi, Halka Dhalin yaro badana uga timid Riwaayadan magaalada Gaarisa.

Riwaayada Caawa lagu Caweeyay ee Nairobi oo ka mid aheyd kuwii ugu Qiimaha badnaa Riwaayadihii ka Dhacay Kenya ayaa waxay ku soo Beegantay Xili Shacabka Somaalida Ogadenia aad uga Xumaaday Ficilkii Foosha xumaa ee lagu Afduubey Madaxda Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadenia taasi oo ku beertay Dhalin yarada Reer Ogadenia Cadho iyo Qiiro Horle.

Caweeyska Caawa ka Dhacay indhahaaga ayaa kuu Macalin ah ee Daawo Sawiradan hoose.

Riix halkan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay