Waxaa dhamaan shacbiga soomaalida ogaadeeniya iyo shacbi weynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Ontario ,Canada  iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo
lagu xusayo maalintii xasuuqa ogaadeeniya (Ogaden Massacre Day) oo ku beegan Feb.15eeda.

Shirkan xiisaha leh oo meela badan oo dunida dacaladeeda ah ka dhici doona maalintaa ayaa lagu qabanayaa magaalada Toronto.

Goorta la qaban doono waa SABTIDA, FEB. 15/2014
WAQTIGA WAA  4:00 PM -11:00 PM
GOOBTA LAGU QABAN DOONO WAA
PINE POINT BANQUET HALL
15A Grierson Road
TORONTO/ONTARIO.

Kala soo xiriir wixii faahfaahin ah
Mohamed tube 416 821 8340
Najiib                416 528 6058

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay