Wariye Martin Geissler ayaa sawiro iyo filimaan cusub ka keenay Itobiya iyo Ogadenya oo siduu sheegay macaluul ay ka jirto, xaaladana ay ka sii dareyso. Markaad daawato fililmka uu ka soo duubay saxafigan o dhex tagay gobola ka mid ah Itobiya iyo meel ka mid ah dalka Ogadenya, waxaad ku arki doontaa farqiga u dhexeeya labadaa.

Meel wuxuu ka soo sawiray dadweynaha oo haya’adda WFP ay raashin ka qaybinayso, hasa ahaatee ay sheegayaan inuusan ku filnayn raashinka la keenay.

Meesha Ogadenya uu ka soo sawiray macaluusha taala iyo sida aanay u jirin wax u gurmasday. Wuxuu soo sawiray ood arki doontaan macaluusha dadka haysa iyo mid uu ku sheegay magaciisa Cumar Cabdi oo ah buu yidhi Gudoomiyaha Gobolka oo leh dadka xoola dhaqatada ah hadaanay beeraha qodanin waa inay dhamaadaan, taasoo macna badan yeelan karta.

Halkan ka daawo filimkan lagu soo bandhigay NBC News.

Visit NBCNews.com for breaking news, world news, and news about the economy

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay