Gabaygan oo sida ka muuqata su’aalo ubadan wuxuu ka turjumaya sida ay umadda Soomaaliyeed u tahay ul & dirkeed waxayan Abwaanadu muujianysaa bisayl & hanka sare ee shacabka Ogaadeenya waxayan ku faanaysaa in ay gobanimo doontahay oo aysan samaynin wax aan caalmku soo marin, Abwaanadu waxay ku dhaadanaysaa in uu allaah ka dhigay Soomaali isla markaasna waxay qeexaysa sida ay xaq ugu leedahay in ay ku noolaato meel kasta oo Soomaali Dagan tahay.
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay