Waa Su’aal uu kaga jawaabi doono Siminaarka uu bixinayo mudane Shukri Shafeec.

Seiminaarkan oo ka mid ah siminarada ay qabtao jaaliyadda Australiya, Gobolka Victoria ayaa loogu baaqayaa xubnaha jaaliyadda iyo dhamaan umadda Somaliyeed inay kasoo qaybgalaan dood cilmiyeedka lagu baadhayo taariikhda sooyaalka ah ee u dhexeeyay umadda Somaliyeed iyo boqortooyadii Xabashida. Iyadoo shiishka lagu saari doono xaaladda ka jirta Geeska Afrika maanta iyo halganka uu kula jiro shacabka Somaliyeed ee Ogadenya gumaysiga Itobiya.

Hamoogaanina inaad ka faa’idaysataan seminaarkaa oo lagu qaban doono :

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay