Muxaadaro uu Sheikh Mohamed Abdi Umal jeediyay oo uu kaga hadlayay Al-walaal Wal-baraa ayuu ku sheegay in ay waajib tahay qofka Muslimka ah in uu u hiiliyo Muslimiinta wuxuuna aad ugu dheeraaday qofka gaalada soo raaca  in uu GAAL yahay diintana ka baxay. wuxuuna yidhi “Warkan in si dhab ah loo qaato ah ayaa ah qofkii gaalo soo raaca oo Muslim la dagaalama waa murtad diinta si toos ah ayuu uga baxay in lala dagaalamo iska dhafee meel alaale meesha lagu arko ayaa lagu dilayaa qof la weydiina majiro  Allaah ayaa fasaxay dilkiisa, hadii la dilana Muslim ahaana loola macaamili mayo lugu tukam mayo, qubuurta Muslimiintana lagu aasi mayo, naag Muslimad ahna ma qabi karo, waa murtad oo kale ayaa loola dhaqmayaa gaalada gaalada ah isaga ayaa ka daran” ayuu yidhi Sheikh Umal.

Halkan Ka Dhayso.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay