Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka UK waxaa la ogeysiinaya inay kasoo qeybgalaan Barnaamij ay soo diyaariyen ururka OYSU Birmingham oo lagu soo jeedina doono siminaaro ku aadan Dhibaatooyinka iyo Xasuqa ka socda Ogadeniya iyo sidii looga saari lahaa Shacbiga Ogadeniya gumeystaha Abbysina.

Waxi macluumaad ah sawirka kore ka fiiri. Ha ka maqnaan maalintan muhiimka ah.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay