Waxaa la ogaysiinaya dhamaan   buslsho waynta Soomaalida Ogadeenya  iyo  walaalaha Soomaaliyeed  ee cadaalada iyo xornimada jecel ineey  nagala soo qayb galaan   xuska maalinta Xasuuqa Shacabka Soomaalida Ogadeenya (Ogaden Massacre Day), kaasoo la qaban doono markay taariikhdu tahay  22/2/2014,    laguna qaban  doono magalada Offenbach  ee dalka Jarmalka.  Qofkii  gacansiin ama xogdheeraad ah u baahan fadlan la soo xidhiidh maamulka jaaliyada. Goobta iyo Goorta la qababn  munaasabada waa sidan’,

Kaiser str. 60  

63065                

Goorta, 22/2/2014/  2:00-6:00

Wixii faah faahin ah ama su,aal ah waxaad kala xidhiidhi kartaan Jaaliyada Soomaalida Ogadeenya ee Dalka Germany.

Jaaliyada Germany

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay