Sida aad horay ula socoteen waxaa wadanka Koonfur Afrika ka socda tartan kubada cagta oo dhex marayay 8 wadan oo African ah.

1- Nigeria
2- Cameroon
3- Ghana
4- Ogaden
5- Malawi
6- Tanzania
7-Somalia
8- Ethiopia

Waxaa bari soo gaba gaboobaya Wareegii koobaad waxaana soo bixi doona afar koox oo kasoo kala baxay Group A iyo Group B. waxaana dhiman ciyaaraha bari dhacaya oo lagu ogaan doono cida banaanka taala.

Hadaba Kooxda Qaranka Ogadenia ayaa muujisay Wax aan la arag oon Lamaqal. Kooxadan ayaa maanta soo bandhigeen ciyaar heersare ah oo kooxdii Senegal ka yaabisay iyagoo shabakadooda ku tuuray 4 gool. Waxayna kooxdii ku laabteen goobtoodii ayagoo guusha ilkaha kuwadata waxaan guusha sabab u noqday;

1- Ciyaartoy Fawsi oo si lama filaan ah oo qurux badan shabaqa u raxay. Mudo laba jeer ah, iyo
2- Ciyaartoy Jacfar oo isagana khadka dhexe camirtay oo si dagan ugu qaybinayay kooxdiisa.

Kooxda Ogaden ayaa rajo wayn qabta. Hadii bari in sha allaah laga badiyo kooxda Tanzania oo ay horay ilkaha isugu cuneen hase yeeshee qaadatay poins kii dhexyaalay.

La socda berri ciyaarta dheci doonta.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay