Waxaa loogu baaqayaa dadweynaha daggan UK inay ka soo qayb galaan shirweyne lagu qaban doono magaalada London oy u dhanyihiin ururada ka soo horjeeda gumaysiga Wayaanaha.

Shirka oo cinwaan looga dhigay – Fighting Woyaane Tyrant Regime Together – ayaa lagaga hadli doonaa iskaashiga ka dhexeeya xoogaga ka soo horjeeda gumaysiga Wayaanaha iyo qorshaha mustaqbalka ay hiigsanayaan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay