Cabdi iley ayaa wuxuu diyaariyey 100 boqol liyuu boolis ah oo aay badankoodu dadkii jeeladasha kujiray laakiin lagu qasbay in aay liyuu boolis noqdaan yihiin nimankaas oo aay timuhu kubaxeen ayaa wuxuu doonayaa in aay maalinba shani degmo kasoo gasho oy iska xaadiriyaan xeryaha ciidanka, waxaayna iska dhigayaan dad JWXO ka tirsanaa.

Warar sir ah oon ka heley ilo-wareedyo aad loogu kalsoonyahay oo muhiim ah ayaa sheegaya in aay 5shanta ugu horeysa maalmahan Godey imanayaan.

Hadaba waxaa muhiim ah in aay dadku sidaas ula socdaan oo ay dareemaan galgalashada iyo sakaraadka haaysta Cabdi iley iyo qorshihiisii ku dhisnaa beenta oo fashilmay.

Noora Afgaab/Jigjiga

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay