Axad, February 23, 2014 Waxaa xafiiska Jaliyada Ogadenya ee Gobolka Minnesota kulan muhiim ah ku yeshay Mamulka Jaliyada iyo Mudanayasha Xubnaha Golaha Dhexe ee isla gobolaksi kusugan.

Shirkan oo ay soo agasimeen mamulka jaliyada ayaa  waxaa lagu gorfeeyay arima badan oo muhimad gaar ah u leh howlaha halganka gude iyo dibad intaba.

Shirkan ayaa waxaa sifiican loogu falanqeeyay dardargalinta iyo xoojinta howlaha halganka ee wadankani Maraykana gaar ahaan iyo guud ahan meshi kale ee howl looga bahdo.

Shirkan oo mudo sacado ah socday ayaa waxaa la isla meeldhigay qodobo wax ku ool ah oo aan rajaynayno muda dhow inay midhahooda la guran doono Insha ALLAH.

Gabagabadii shirka ayaa waxay dhamaan mamulkii iyo masuliyintiba is laqateen in si dagdag ah loo dhaqan galiyodhaman  go,amadii
shirkan ka soo baxay.

 

ONA,

Minnesota.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay