Waxaa Haduu Ilaahay idmo aad kala socon doontaan shabakadaha halganka Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga een kaga faaloon jirnay arimaha quseeya Halganka iyo shirqqolada Gumaysiga.

Barnaamika oy ka qayb qaadan doonaan Madaxda Ururka, Xubnaha iyo dhamaan Indheergaradka Bulshada ayaa maalinkasta oo Arbaca ah aad kala socon dontaan.

Waxaa kaloo aan Ogaysiinaynaa dadweynaha inay wixii su’aal ah ee quseeya barnaamij walba waqtiga la daawado aad ku soo dirtaan cinwaanka aan dib ka so qori doono.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay