Ogeysiis ku socda dhamaan haweenka Somalida Ogadeniya ee ku nool wadanka UK, gaar ahaan Magaalada London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inay kasoo qeyb galaan kulan lagu maamuusayo taariikhda haweenka somaliyeed. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Haweenka Somalida Ogadeniya ee fadhigiisu yahay wadanka UK. Waxaa looga hadli doona kaalinta ay haweenku ka ciyaaraan qoyska, Ganacsiga iyo halganka xornima doonka. Fadlan kasoo qeyb gal, Taariikhdu waa 8 March 2014, 2 Galabnimo ilaa iyo 6 fiidkii. Waxii faah faahin ah kala xidhiidh maamulka haweenka Somalida Ogadeniya ama Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee London. Hoos ka fiirso macluumaadka dheeriga ah.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay