Waxaad halkan ka daawan doontaan Hordhaca Barnaamijka AH. Barnaamijka AH ayaa lagaga hadli doono arima badan oo quseeya halganka iyo shirqoolada uu gumaysiga u soo maleegayo halgamaaga.

Waxaan ku martiqaadaynaa halgamaaga JWXO iyo dhamaan taageerayaasha halganka shacabka Somaliyeed ee Ogadenya in ay si buuxda uga qayb qaataan barnaamijkan iyagoo ku soo duubaya fikirkooda qalabkastoo suurtagal ah, saan u wadaagno muqaal ahaan fikradaheena la xidhiidha halganka iyo kobcinta wacyiga bulshadeena iyo Qabjabinta gumaysiga ku haminaya inuu hakiyo Geedi socodka Xoriyadda.

Ugu dambayntii, barnaamijka waxaan ugu talagalnay inaan ku dhiirigalino halgamaaga inuu adeegsado qalabka uu haysto (Home Video) uu kula wadaago fikirkiisa bulshada. Wixii su’aal iyo talooyin ah ee la xidhiidha barnaamijka AH waxaad noogu soo hagaajisaan cinwaankan :

aragtidahalgamaaga@yahoo.com

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay