Banaanbax ka hor dhici doona xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Switzerland, taariikhdu markay tahay 10 March 2014.
Banaanbaxan waxaa looga soo horjeeda gumeystaha Woyanaha ee Abbysinianka (Ethiopia) waxaana Xarunta Qaramada midowbay gali doona xubno kamid ah jaaliyadaha Ogadeniya oo halkaas warqado iyo hadalo cabashada jaaliyada Ogadeniya kusoo bandhigi doona.

Fadlan halaga soo qeyb galo, Banaanbaxan lana xidhiidh jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka aad joogtid gaar ahaan hadaad ku sugantahay Qaarada Europe. Maclumaadka Hoos ka fiiri.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay