Maalinimadii shalay oy taariikhduu ahayd 16-7-2011 ayaa waxaa kormeer ku yimid dalka Sweden magaala madaxda Stockholm prof Mohamed Hassan oo ah aqoon yahan udhashay Oromiya oo kasoo kicitamay cariga maraykanka Atlanta University. Kulankii loo qabtay jaaliyada Oromiya ee uu kormeerayay  mudane prof. Mohamed ayaa waxaa lagu marti qaaday jaaliyada soomaalida Ogaadeenya ee dalkaa Sweden.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay