Waxaa abaarihii 9 kii subaxnimo kabilawday Mudaaharaad balaadhan ooy soo qabanqaabiyeen Jaaliyaad Somalilda Ogadenya ee kudhaqan qaarada Yurub xarunta Qaramada Midoobay ee Caasimada wadanka Switzerland ee Geneva. Mudaaharaadkan oo lagaga soo horjeedo xaalada xuquuqul insaanka ayaa waxaa maanta lagaga hadlayaa xaalada guud ee xuquuqul insaanka aduunka oo idil gaar ahaan dhibaatooyinka kadhanka ah bulshada rayadka ah ee kuhoos cadaaban taliska TPLF ee Itoobiya dulmiga kuhaysta.

Mudaaharaadkan oo gilgilay madasha uu shirku kasocdo yaa waxaa sibalaadhan ooga sooqayb galay saxaafada aduunka iyo dhamaan Hay,adaha iyo ururada difaaca ama udooda xuquuqda aadamaha. Sidoo kale waxaa siwayn ooga muuqda meel kastood kafiirisid agagaarka hoolka shirku kasocdo calanka Somalida Ogadenya.

Faah faahinta Mudaaharaadkan iyo kolba wixii danbe ee kasoo kordha waxaan idiinku soogudbin doonaa wararkanaga danbe ee haka fogaanina.

 

 

 

 

 

 

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay