Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ay iskaashanayaan Qowmiyadaha Oromada, gambela, Sidama iyo Qowmiyadaha kale ee Ethiopia ayaa soo qaban qaabiyay shirweyne looga hadlayo Xaalada qalafsan ee Xuquuqul insaanka OGADEN, Oromiya, Gambela, Sidama iyo shucuubta kale ee Ethiopia ku hoos dulman.

Waxaa kasoo qeyb gali doona Qareemo ku takhasusay dhinaca sharciga iyo masuuliyiin kamid ah haayadaha Xuquuqul insaaka oo halkaas kasoo jeedin doona daraasado ay ka sameeyeeyn Xuquuqul insaanka sida ay ugu tuntaan wadanka Ethiopia.

Ha moogaanin hadaba shirkan muhiimka ah, kasoo qeyb gal lana xidhiidh jaaliyada Ogadeniya ee UK (manchester, Birmingham, Leicester iyo London ama nawaaxiga goobahas).

tixgalin

Xamse

Jaaliyada London, UK

 

 

Warbixintan waxaa soo gudbiyay Wariyaha ONA ee Jaaliyada London.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay