Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee UK inuu dhici doono Sabtida 22 Mach 2014 shirkii ururka haweenka somalida Ogadeniya. Halkaas oo looga hadli doono arrimo badan oo la xidhiidha horumarinta haweenka iyo kaalinta haweenku ku leeyihiin bulshada, qoyska iyo maxadoroyin iyo arrimaha halganka intaba.

Hadaba ha mooganin shirkan ahmiyada weyn leh. Goobta uu ka dhacayo iyo xidhiidhkaba kor sawirka kala bax.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay