Halkan ka daawo sawiradii laga duubay riwaayaddii ay dhigeen Ururka dhalinyarada ardayda Ogadeniya oo ay ka soo qabgaleen Fanaaninta qaranka  Somaliya oo ay ka mid tahay Fadumo Birimo, riwaayadaas oo lagu qabtayMinnesota

 

 

 

 

 

 

 

 
 

6 Comments

  1. wardheer says:

    maansha allaah ha ku quus qaato wayaanuhu qaabkii beenta ahaa waxa aan leeyahay guul weeye walaal waadna ku mahadsantihiin in aad noo soo gudbisaan

    • abdiasis says:

      MAANSHA ALLAAH waa riwaayad aad u qiimo badan . allaha daayo dhalinyaro ayaa noo kacday dal iyo dibadba u diiday gumaysiga inuu ku lado

      • abdiasis says:

        s.c.w aad baan ugu faraxsanahay dhalinyaradeena hadh iyo habeenba u taagan say isaga dul qaadi lahaayeen gumaysiga waxaana idin leeyay halka ka sii wada hana daalinya ilaa aad ka xoraysaan gumaysiga ciidda ogaadeeniya . taakana allaha ka dhigee ha ka hadhina intuu ku jiro ciiddeena guulaysta ayaana idin leeyahay

  2. axmed cade says:

    walahay waa niyo jab ku dhacay etiopia waayo iyadu way kucaarootaa sawiradan ookale walahay waayaab gudihiina waalagaga at kaaday dibadiina kaba siidaran iska guur dhaha af qurmuun doolaeeyda

  3. wiiljwxo says:

    waaaaaaaaw, waa guul heer sare ah.

  4. faysal says:

    waa guuul iyo gobanimo waxaan door wayn ka qadanaa suuganta somaliyadee manata waxay isugu hadhay dhalinta reer oagadenia waan aan sii labajibarnaa

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay