Barnaamijka AH ee caawa intii suurtagal ah ee waqtiga noo saamaxo waxaan kaga hadli doonaa arima aad xasaasi u ah oo Dr. Maxamud Ugaas uu ku soo bandhigay Symposium-kii machadka IHASA ee lagu qabtay Minnesota. Wuxuu si faahfaasan oo Cilmi ku dhisan (Scientific) uga warbixiyay Dr. Maxamud Ugaas in hadafka EPRDF markay dalka qabsadeen uu ahaa in shacabka Ogadenya macaluul iyo abaareyn loo laayo si loo fuliyo taladii uu siiyay Itobiya nin uu ku magacaabay David Marcus oo u fadhiyay AdisAbaba Bangiga Aduunka.

Arimahaa iyo Hordhaca Barnaamijka oon kaga hadalnay Fitnada haysata Culumadii umadda halkan ka daawo:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay