Maanta oo bishu tahay 20 March 2014 waxaa schoolada gabdha ee ku yaal magalada Melbourne laga xusay malinta qowmiyadka kala duwan. Waxaa lagu soo bandhigay hido Iyo dhaqanka kala duwan ee dunida. Waxaa lasoo bandhigay, ciyaaro, cuntooyin, gabayo, heeso Iyo labis kala duwan.

Waxaa ka mid ahaa ardayda dhigta schoolkaas gabadh yar oo 12 jir ah, magaceduna yahay Sumeya Abdi Macalim oo u dhalatay Ogadenia, halkaana ku soo bandhigtay hidaha Iyo dhaqanka Ogadenia ayadoo ka qeyb qaadatay dhanka tartanka labiska Iyo ciyaarta dhantada. Waxeey kaloo soo bandhigtay juquraafiga Iyo taarikhdaa Ogadenia.

Sumeya ayaa si layaab leh ugu farayareysatay sey ardayda la dhigata schoolka u bari laheyd dhulka iyo dadka Ogadenia. Sumeya waa ardayada diyaar u ah in ey aduunkaa gaarsiiso hagardaamada shacabka Ogadenia lagu hayo habeen Iyo maalin. Waxaan Laga marman ah  in Sumeya ey ku dayan doonan arday badan oo lada ah ama kaween. Guul Iyo Gobanimo.

Luul/Melbourne.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay