Waxaa Lala socodsiinayaa jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee ku nool Finland inay ka soo qaybgalaan munaasabadda lau xusayo Maalinta Xusuuqa Ogadenya oo laqaban doono 28-29ka bisha March.

Waxaa sidoo loogu baaqayaa jaaliyadda Somaliyeed ee Finland inay kasoo qaybgalaan munaasabaddan say ula socdaan xaalada walaalahooda ku hoos jira Gumaysiga tooska ah ee Itobiya.

Waxaa lagu qaban doonaa munaasabaddan magaalada Helsinki cinwaanka hoosta ka muuqda.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay