Shirweynihii 10aad ee  Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa JOKA ayaa maanta  si rasmi ah uga furmay Magaalada  Port Elizabeth ee gobolka Eastern Cape .

Shirka oo dhamaan ergooyinkii loogu talagalay inay kasoo qabybgalaan  Shirweynaha  JOKA ay soo xaadireen ayaan dib ka soo gudbin  doonaa  warbixinada shirweynaha oo faahfaasan. Inta ka horeysa sawirada shirka oo midkiiba uu u dhigmo 1000 erey nala wadaaga.

Xayi/ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay