Waxaa magaaada Perth lagu qaban doonaa Shirqweynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee dawladaha Pacific-ga. Sidaa daraadeed waxaa loogu baaqayaa dhamaan dadweynaha Somaliyeed inay ka soo qaybgalaan shirkaa oo lagu falanqayn doono arima muhiim u ah geedi-socodka halganka lagaga xoreynayo gumaysiga Itobiya dalka Ogadenya.

Shirweynaha oo ka dhici doona magaalada Perth ayaa wuxuu si rasmi ah uga furmi doonaa Magaalada Perth taariikhda markay tahay 20ka bisha April. Hoos ka fiiri Goobta iyo faahfaahin Dheeraad ah. Joogitaankaaga iyo Ra’yigaagaba waa muhiim.  

Ogaden Annual Meeting 2014

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay