Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika gaar ahaan xubnaha faraca Uitenhage in lagaadhay xiligii loogu talagalay in la qabto shirka maamul u samaynta faraca oo ku aadan 25/04/2014 haduu Ilaahay idmo.

Goobta uu ka dhacayo shirka waxaa lagaa soo war galin doonaa Xaafiiska Faraca ee usii diyaar noqo. Wixii faah faahin ah ka sug xaafiiska. Joogitaankaaga waa lagama maarmaan.

Maamulka ku meel gaadhka ah ee faraca Uitenhage.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay