Q2aad hoos ka daawo –
Dhalinyarada Reer Minnesota oo tustay aduunka iyo dabaqoodhiga doolka ah  awooda ummadda Ogadeniya. “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”


Q2aad

 
 

3 Comments

  1. guulwade says:

    salansare dhalinta minasota wad mahadsantihiine waxaa idnka liita duubitaana ee tani waydhacdaye kuwa danbe sifiican inoogu dooba ialahy khayr ha idn siiyeee

    • munira ogadenia says:

      mansha allah alahi nasiyow nosiyadi dhalinyarada halgan ka wada kuwa dal ka iyo ku dibada ba mansha allah marlabad mansha alah

  2. abdul-haq says:

    a/w/w
    qolyihiinan riwaayadaha xiiseeya. waxaad ka bixi la dihiin dhaanto iyo riwaayado.yaab so ma aha , in shaqo laga dhigto camalkan oo kale. hawl ka weyn ayaa ina sugeysa ee yaanan lagu mashquulin wax aan dan ugu jirin dalka iyo dadka cadho eebana keeni karta.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay