Waxaa hadda magaalada Perth ee Galbeedka Australia kasocda shirwaynihii Jaaliyaadka Ogaadenya ee Pacifica. Waxaan idiin soo gudbin donaa haduu eebuhu yiraahdo faah faahinta iyo kolba dhacdooyinka oogu xiisaha badan intuu shirkani socdo.

Shirkan oo ah mid siwanaagsan loosoo agaasimay ayay kasoo qaybgaleen dad wayne aad utiro badan isagoo dareenka dadkii goobta joogay ay hadhaysay shucuur iskugu jirta farxad iyo wadaniyad wada kulmay.

Bahda ONA ee Perth waxay idin lawadaagi doontaa haduu eebuhu yiraahdo faah faahinta shirwaynahan kulmiyay Jaaliyaadka Pacifica oo ah shir sanadle ah, hadaba haka fogaanina ONA.

 

ONA / Perth.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay