Waxaa dhamaan xubnaha Somalida Ogaadeenia ee katirsan xarunta  jaaliyada  koonfur afrika  (JOKA) la ogaysiinhayaa in Uu jiro shir muhiim ah oo kadhicidoona Magaalo madaxda south Africa  ee Pretoria.

Wixii faahfaahin dheeraad ah  kala xidhiidh xafiiska  Arimaha bulshada ee JOKA.

 

ONA.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay