Malintii Sabtida ahayd Ururka midowga  dhalinta iyo ardayda Ogadenya (OYSU) iyo jaliyada Ogadenya ee gobolka Taxes ee wadankani maraykanaka aayaa shir baladhan isugu yimid.

 

Warbixino iyo khudbado maqal iyo muqaal isugu jira kadib waxaa Shirkan  lagaga arinsaday howlaha shaqo ee horyala howlwadeenada iyo sidii loo fulinlahaa.

Waxay dhamanba xubnihii shirkan ka soo qayb galay isku afgarteen hoostana ka xariqeen inay dardar galiyaan hawlaha halgan ilaa laga gadhayo himilooyinka xoriyada Ogadenya oo tam ah haduu Eebe idmo.

ONA Taxes

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay