Barnamaijka Ileys ee Australia ayaa wareysi xiisa badan la yeelatay Isu-duwaha Jaaliyadaha Pacific-ga oo shirweynahoodii 8aad uu ugu soo dhamaaday bishan magaalada Perth. Wareysigan oo la duubay intii uu socday diyaargarowga shirweynaha ayuu Isu-duwaha jaaliyadaha Pacific-ga kaga xogwaramay arima badan oo quseeya taariikhdiisii halgan iyo asaaska jaaliyadda Australiya oo uu ka mid ahaa asaaskeeda.
Daawasho Wanaagsan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay