Waxaa wali halkii ka sii socda booqashadii uu G/xigeenka Warfaafinta JWXO mudane Maxamed Cali ku marayay qaarada Pacific-ga wuxuuna maanta oo tariiqdu tahay 26/4/14 uu ka dagay magaalada Melbourne halkaasoo ay jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Victoria si aada ugu soo dhaweeyeen.

Wxuun ka soo kicitamay magaalada Perth ee galbeedka Austraali oo kaga qayb galay shirwaynihii 8aad ee jaaliyadaha S.Ogaadeeniya ee paacifiga hadaba waxuu mudane maxamed ka qayb gali doonaa shirar dhowr oo uu kula kulmi doono bulshada qaybaheeda kala gadisan hadaba safarka G/Ku-xigeenka JWXO kala soco wararkanaga dambe.


ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay