1-Aduunyadu quruun iyo quruun waa qaabka ay tahaye-
2-Gabigeedba qoys bay ahayd oo la qirayaaye-
3-Shayadaan qardoof baa uyimid oo qilaaf dhigaye-
4-Qaabiilba wiilbuu qudhjaray waana loo qabane-
5-Qarni kastana dhiigii qubtaba wuu kaheli qeybee-
6-jahanamana way qudanoo amay quwaaxdaaye-
7-Maqarsoomo xumihii qabiran ama la qooshaaye-
8-QUDRADAA ILAAHBAA LAHOO WAAN UQIRAYAAYE-

Dhagaysi Wacan:

      1. Gabayga Qurba

Waa codkii iyo qalinkii
Xaaji M/rashiid Aw Macalim
samatobaxe2014@hotmail.com

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay