Axad-  Manta ayay ururka Hooyoyinka Ogadenya ee gobolka Minnesota ay qada sharaf u sameyen abwanada qarabka Ogadenya Roda Ibrahim Cabdi Guray (Roda Afjano) oo usbucii hore soo gadhay qaradani waqoyiga America khas ahan gobolka Minnesota. Waxaa kale oo qada sharaftan lagu martiqaday xubna badan oo cusub oo jaliyada kusoo biray ayagoo isugu jiray xubno wadamo kale kayimid iyo xubno hada jaliyada kusoobiray.

Waxaa khudbado qiira galiyaya dadkii ka soo jediyay madasha xubno badan oo ay ka mid ahayd AbWanad Roodo.

 

Roodo Afjano oo in muda ahba kusugnan donta qaradani ayaa lafilayaa inay shirar waawayn ku waban doonto gobolkani Minnesoto ayadoo waliba la filayao inay gobolo kale u gudbi doonto.

Wararka oo dhamaystiran dib ayan idinkala socodsiin doonaa.

 

ONA,

Minnesota

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay