Waxaa dhamaan Jaaliyaadka Somalida ogadeniya ee ku nool dunida dacaladeeda lagu war galinayaa in ay ka qayb qaataan mudaharaadyada lagaga soo hor jeedo xukuumada TPLF, gaar ahaan xasuuqii ay dhawaanta ka gaysteen gobolka Oromia.

Haddab si aynu aduun waynaha u tusno in ayna ahayn uun shacbiga Ogadeniya oo kaliya kuwa ay TPLF xasuuqayso oo ay dadyowga kalana xasuuqayaan isla markaana, aynu taageero ugu muujino shacabka Oromiya iyo ururka OLF waxaa laga codsanayaa dhamaan jaaliyadaha Somaliyada Ogadenya meel ay joogaanba in aynu mudaharaadkaas ka qayb qaadano. Waxaan rajaynayaa in masuuliyiinta u qoraalkani ku socdo ay xil iska saari doonaan arrinta baanbaxa.

F: G.- Isuduwayaasha qaaradaha waxaa iyagana laga codsanayaa in ay hawshan sidii ay ku hirgali lahayd inaga oo Ilahy kaashanayna ay jaaliyadka gacan ku siiyaan isla markaana ay ku dabo galaan.

Wadamada, magaalooyinka & macluumaadka baaanbaxyada ku saabsan Halkan ka eega.

 

Oromo Community Place of Rally Date and Time
Washington, DC, USA Ethiopian Embassy  May 6; 9:00 AM
Washington, DC, USA White House  May 9; 9:00 AM
Chicago, IL, USA  Start at 230 S. Dearborn – ABC News  May 6, 11:00 AM
Los Angeles, CA, USA  May 9
Portland, OR, USA  May 9
San Francisco, CA, USA  May 9
Las Vegas, NV, USA  May 9
Winnipeg, Manitoba, Canada  450 Broadway  May 9; 12:00 PM
Calgary, Canada  In front of City Hall  May 9
Greater Toronto & Ottawa, Canada  Ottawa Parliament  May 9; 10:00 AM
Edmonton, Canada  May 9
Vancouver, BC, Canada  May 9
Columbus, Ohio, USA  In front of State House  May 9; 2:00 PM
Oslo, Norway  May 9
Berlin, Germany  Federal Chancellor/Bundeskanzleramt  May 9; 9:00 AM
Den Haag, Netherlands  May 9
Johannesburg, South Africa  May 9
Melbourne, Australia  Parliament House  May 9; 9:30 AM
Denver, Colorado, USA  May 9
Houston, Texas, USA  Federal Building, Downtown  May 9; 10:00 AM
Dallas, Texas, USA  May 9
Seattle, WA, USA May 7; 1:00 PM
Phoenix, Arizona, USA May 9
Geneva, Switzerland May 9
Stockholm, Sweden  Sergelstorg May 9; 11:00 AM
London, UK  London Parliament at Old Place Yard May 6; 11:00 AM
Jeddah, KSA May 8
Cairo, Egypt May 7
Tel Aviv, Israel  In front of Ethiopian Embassy May 12

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay