Maanta oo ay bisha May tahay 5/9/2014 ayaa waxaa mudaaharad ay kaga soo horjeedaan Itoobiya (Ethiopia) ka sameeyey Toronto kanada Jaaliyadda Oromo oo ay weheliyaan qaar kamid ah Jaaliyadda Ogadeniya waxayna socod dheer ku dhax maray badhtamaha magaalada Toronto waxaana gebi ahaanba la xidhay wadada oogu wayn uguna dadka badan ee magaaladda. hoos ka daawo

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay