Warbaahinta Qorahay Media qaybteeda Web TV ayaa Waraysi aad muhiim u ah waxay la yeelatay Gudoomiye kuxigeenka Ururka ONLF ahna madaxa Hogaanka Abaabulka & Arimaha Ururka Dr. Mohamed Ismaciil Cumar.

Waraysigan oo ah mid aad u xiiso badan ayuu Dr. Mohamed Ismaciil kaga warbixinayaa arimo badan oo ay kamid yihiin Maxaabiista laga sii daayay Jeel Ogaden, Dadkii lagu qab-qabtay Jabuuti, & Bayaankii ay JWXO ka soo saartay.

Waraysigan oo laba qaybood ah waxaad Halkan ka daawataa qaybtisii hore anaga oo qaybta kalena idiin soo gudbin doona maalmahan soo socda haduu allaah ogalaado.

Halkan Ka Daawo:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay