Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika. Gaar ahaan Xubnaha Xarunta Ee Gobolka Guateng iyo Nawaaxigiisa,in ay dhacayaan shirar aad u muhiimsan. Waxaa shirarkan Khadka Telephoneka kaga soo qayb gali doona insha allah gudoomiyaha JWXO:Mudane Admiral Mohamed Omar Osman.
Sidoo kale waxaa shirarka si wayn uga muuqan doona abwaan Khadar Colaad oo curiyay Gabay cusub oo loogu wanqalay XILDOON IYO XORNIMO DOON.
Waa gabay uu abwaanku ku farayaraystay isla markaana xanbaarsan fariin culus. Wuxuu si hagar la,aan ah ugu cabiri doonaa xaalada dhabta ah ee maanta lamarayo.Fadlan hamoogaan waa shirar muhiimad wayn lehe.

Qaabka shirarku u dhacayaan

Shirka hore
Goobta. Xaafiiska JOKA Pretoria
Taariikhda. 25/05/2014.
Saacada. 01:45 PM

Shirka xiga
Xaafiiska Xarunta ee JHB
Taariikhda. 28/05/2014.
Saacada. 01:45 PM

Faahfaahin dheeri ah Kala xidhiidh.
0848213679. Halgame Cabdalaah
0846440763. N/hure Xasan

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay