Ilays TV oo waresyi aad u xiiso badan la yeeshay Gudoomiyaha Arrimaha Dibada ONLF, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi, Wareysigan oo su aalo aad u kukul lagu weydiiyay Gudoomiyaha ayaa si fiican oo faah faahsan uga jawaabay  su aalo badan oo la xidhiidha Siyaasada ururka JWXO  isaga oona difaacay ahdaafta iyo qaabka ay JWXO u howlgasho. Gudoomiyaha Arrimaha Dibada ONLGF ayaa su aalo badan laga weydiiyay dhaliilaha dadka qaarkood usoo jeediyaan Jabhada ONLF.

Wareysigan oo ah midkii ugu kululaa ee Ilays TV la yeelato Madaxda ONLF ayaa lasoo deyn doona Maalinimada Axada 25 May 2014.

Hordhaca iyo su’alo kamid ah su’aalihi la weydiiyay Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi ka fiirso hoos

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay