Waxaa shalay oo taariikhdu kubeegnayd 26 May 2014 lagu qabtay magaalada Koostan shirkii xubnaha ee magaaladaasi, waxaa shirka kasoo qayb galay xubnaha jaaliyada JOKA ee Koofnur Afrika fariciisa Easten Cape.

Shirkan ayaa lagu falan qeeyay howlo muhiim u ah halganka Ogadenya,waxaana khadka taleefanka kaga qayb galay gudoomiyaha jabhada wadniga xoraynta ogaadenya Admiral MaxamedCcumar Cismaan oo uga warbixiyay xubnaha xaalada halganka una hambalyeeyay dhamaanba jaaliyaadka caalamka.

Wuxuu kawar bixiyay gudoomiyuhu gude iyo dabadba isla markaana xubhana jaaliyaadka Ogadenya ku booriyey inay udhabar adaygaan halganka iyo howlihiisaba.




ONA
Maxamed Yare
K/Afrika

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay