Daawadayaasha iyo aqristayaasha ONA ee ku taxnaa barnaamijka Aragitida halagamaaga waxaan la socodsiinaynaa Barnaamijkan oo Maalinta arbacada ah soo gali jiray in todobaadkan u rarnay maalinta Axada15/06/2014. Fadlan la soco maalinta Axada adoo ka daawan doona shabakada ONA iyo websiteyada kale ee lagu soo saari jiray barnaamijkan xiisaba badan sita.

Waxaana todobaadkan ka hadli doona Xaaji Diirane, Xoghayaha Golaha dhexe ee JWXO oo waxyaalo badan oo taariikhi ah oo indhaha iyo dhagaha halgamaagana miisan weyn ku leh. Faah faahinta barnaamijkaas sidii aad ONA horey uga barateenba iyada oo qoraal ahna waad heli doontaan.

Waxaan u mahad celinaynaa dhamaan daawadayaasha ku taxan barnamijkan, talada iyo tusaalaha badana kasoo dhiibta.

Maamulka ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay