Wararka naga soo gaadhay maraykanka iyo dalka Kanada ayaa lagu sheegay in uu socdo mudaaharad aan loo kala hadhin dhamaan qawmiyadaha dulman ee kunool Itoobiya iyo Ogadeniya. Duhurnimadii maanta ayey hor istaageen meesha ay isku balansadeen u adeegayaasha malez Zenawi dad aad u farabadan oo ka soo horjeeda kaligii taliye malez zenawi.

Mudaaharadkaas wuxuu hadda ka socdaa  labada magaalo ee kala ah Toronto Kanada iyo Minneapolis Minnesota wixii faafaahin ah dib ayaan ka soo sheegi doonaa.

 

 

 
 

1 Comment

  1. abdalla says:

    haa waa wax fiican maaha wax la fudaydsan karo waayo tani waa tii uu ku dhiman lahaa dhiigyacab zinawi

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay