Waxa wadankaFinland caasimadiisa Helsinki kasocda ciyaaraha kubada cagta oo sanadkiiba mar laqabto xiliga summer ka ah kaasoo loogu magac daray Somali cup Finland. Waxa nasiib u yeeshay in ay ka qayb galaan kooxda OYSU Finland oo halkaas kusoo bandhigay ciyaar wanaag oo hadda maraysa maalintii labaad waxayna u socdaan jawi aad u wanaagsan.

Waxaa iyadana kulankii labaad u socdaa xubnaha jaaliyada iyo ururka African Culture Evening kaasoo loo balan sanyahay 23.8.2014 in uu ka dhaco magaalada Helsinki saacada 18-20 taasoo larabo in lagusoo bandhigo ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka iyo Taariikhdeena halganka, waxaana goobtaas lagu casuumay dad aad u badan oo ajaanib ah.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay