Shirwaynaha ayaa wali si habsami ah u socda ayadoo lagu guda jiro siminaaro aqoon korodhsi ah. Shirkuna maanta wuxuu soo gaba gaboobayaa muda kooban kadib ayadoo lafilayo inuu halkiisa ka sii socdo maalinta Bari ah bario.

Malinta Bari ah Shirku laba waji ayuu leyahay.

Qaybta 1baad waa shirkii iyo simanro niska hore

qaybta 2baad  waa waa riwayad baldhan oo ay ururka OYSU soo diyariyeen, waxayna ka dhici doonta

Minneapolis Convention Center.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay