Dhamaanba waxaa la Ogaysiinayaa Dadka Kunool Gobolka Minnesota in Caawa oo Sabtida ah 21 Jun 2014, ay gobolka Minnesota ka dhici doonto riwayadii ugu baladhnayd uguna xiisaha badnayd ee ay abid soo diyariyaan ururka midowga dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya OYSU.

Sida xayaysiiska ka muuqda riwayada waxaa marti ku ah oo gabayadii qiirada badnaa ee lagu yaqanay ka qaadi doonta Abwanada qaranka Ogadenya Abwanad Rooda Ibrahim Cabdi Guray (Rooda Afjano)

Dhanka kalana waxaa idunku diyara ah dhilintii jilida wanagsanayd ee OYSU.

 

Haa Moganin Hana Ka maqnanin..

 

 

 

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay