Habenkii Xalay ahaa waxay ahayd habeen ay si wayn u xususnaan doonaan dad kumanan gadhaya oo isugu yimid dawashada bandhig faneed ay ururka OYSU ay ku soo bandhigeen gobolka Minnesota gaar ahaan magalada Minneapolis.

 

Riwayadan oo tayo aad u saraysa leh ayay dhamaanba dadkii ka maqsuudeen dawashadeeda.

Dhanka kalana, waxaa bandhig faneedkan ka soo qayb galay fananiin aad u farabadan oo isugu jira fananinta Somalida Ogadenya iyo fananinta ka soo jeeda Jamhuriiyada xorta ahn ee Somaliya.

Bandhig faneedkan oo xanbaarsnaa murti ka turjumaysa halganka xaqa ah ee ka socda Ogadenya ayaa ahaa mid sifiican loo soo agasimay sifiicana u qabsoomay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay