Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada Soomaaliyeed iyo mida Oromiya ee wadanka Koonfur Afrika  in uu dhacayo banaanbax wayn oo lagaga soo horjeedo cadawga dhiigyacab ka ah ee caada qaataha ma xishoodah ah ee kala gaabiyay maatida iyo maxasta kudhaqan hoostiisa  banaanbaxan ayaa barbar socda kacdoonka kasocda caalam ee lagu tuurayo reeryada gumaysiga madaw ee TPLF

Goobtu waa : Union Building hortiisa 

Tariikhdu waa :   24/06/2014

Saacadu waa  pretoria 08:00 am 

Johannesburg waxaa laga soo baxayaa  05:25 am Ugu dambayn 06:00 am. 

Fadlan hamoogaan inaad ka qayb-qaadato waajibkan wadaniga ah. 

Wixii faah faahin kala xidhiidh:

0742529590  A. saciid  (af-soomaali)

0787481318   Abdirahmaan   (afaan oromo) 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay