Waxay Dhalinyarada maamusha bogga Sheeko & Shaahid oo bandhigeen filim taariikhi ah oo ka tarjumaya marxaladihii xasaasiga ahaa ee halgankeena uu ka soo gudbay. Kaydka laga soo duubay Filimkan iyo Filama kale oo ku filiqasan caalamka in sii fiican loo dhuujiyo ayaan rajaynaynaa, oo loo hayo Arshiifka Qaranka marka la yagleelo.

Daawsho Wacan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay