Waxay Jaaliyadda Minnesotta ku soo bandhigeen xuska Sanadguurada Ururkooda Dhalinyarada ee OYSU taageerada ay u hayaan halganka Gobanimadoon ee Shacabkooda iyo siday ugu fashilantay Itobiya inay jaaliyadaha ku dhalan rogto magaca aan jaaliyada kale oo Itobiya ah aan loogu yeedhin ee ah Somalida Itobiya. Waxay ku soo bandhigeen dhalinayarada OYSU/Waqooyi Amerika wacyigooda aadka u sareeya iyo Jaaliyadda ay Minesotta u hayso halganka.

Waxaan sidoo kale bogaadin iyo hambalyoba u diraynaa Abwaanada Halganka marwo Rooda Ibraahim (Afjano).

Guulaysta ayaan leenahay dhalinyarada halganka ee ku midoobay OYSU.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay